Header Ads Widget

Responsive Advertisement

3 da xanuun ee ku dhaca indhaha

 Xanuunka koowaad ee indhaha ku dhaco waliba soomalidana ku badan caadka indhaha fuula calaamadaha uu dareemaayo waxaa kamida in hareeraha iftiinka ay xoga ay biriq biriq  ay yeeshan kaasoo loo yaqaan "Muderate Cataract" ama marka ban
aanku baxo inuu dareemo xoga iftiin yar leedahay markay habeen tahay ne inuu leerka ku arkaayo wareeg taasna waa calaamadda koowaad.


FG:Aduunka intiisa kale wuu ku dhcaa balse soomalida laraba iney aad u ogaadaan


Xanuunka labaad ee aduunka kuwada dhaco qaasatan soomalidana ku badan tahay oo lakala dhaxlo "Macular Degoeneration" calamadan marka qofka  uu arkaayo ayaa ah in araga dhexe marka uu shucaac kagalo araga hareeraha inuu u wanagsan yahay dadka dadka aad waxa ugu adag wajiyada dadka iney aqoonsadaan.


"Diabetic Reitinopathy" dadka badanaa xaalada ku dhacdo waxaa kamida daka Sokorta qaba aragoodana waa dhibco dhibco madow oo aragooda horey soo istaagayo marwalibana waxaa loogu baahan yahay kuwa sokorta qaba in sanadkiiba laba jeer isbaaraan baaritan ah indhahooda ay sameeyaan.


Post a Comment

0 Comments