waa markii ugu horraysay ee Dooxa ay qaaddo talaab ka dhan ah Qowmuluudka!.
Wasaaradda Ganacsiga Qadar ayaa mamnuucday badeecadaha qowmluudka waxayna ku goodisay in ciqaab adag ay marsiin doonto qofkii lagu helo isagoo iibinaya calanka qowmluudka ee qaansa roobaadka u eg, dalladaha iyo dhammaan agabyada nuucaan ah.
Tani ayaa meesha ka saaraysa xayaysiis astaanta qowmuluudka loogu sameyn rabay ciyaaradaha koobka adduunka 2022 ee magaalada Dooxa.

0 Comments