Arsenal ayaa sare u qaaday dalabka ciyaaryahanka khadka dhexe ee Ajax Lisandro Martinez oo 30 milyan ginni ah kadib markii laga soo diiday dalabkii ugu horeeyay ee ahaa 25 milyan gonni.
Arsenal ayaa ku sii dhawaaneysa saxiixa Aaron Hickey
![]() |
kooxda reer Talyaani ayaa isku diyaarineysa nolosha Hickey L'aantiisa xilli ciyaareedka soo socda , sidoo kale Atlanta ayaa Arsenal wada hadal kula jirta Nuno Tavares laakiin Arsenal ayaa dooneysa inay amaah ama 40 milyaan ee euro ku iibiso.


0 Comments