Marina Granovskia ayaa si rasmi ah ugu tagtay xilka director Chelsea, waxaana booskaas si ku meel gaar ahaan u heyndoono Todd Boehly ilaa intuu ka magacaabaayo dirictor cusub
Sidoo kale xilka Chairman oo ka tagay Bruce Buck ayaa la wareegay Todd Boehly,
New Chelsea boaerd!

0 Comments